Daacishta Somalia oo Buuraha Galgala lagu duqeeyay

Wararka Maanta

Soomaaliya ayaan weli la sheegi karin tirada rasmiga ah, inkasta oo wararka qaar sheegayaan in ay ka yar yihiin 100.

AFRICOM qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay“ Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya, waxaa ay ciidanka Mareykanka duqeyn cirka ka geysteen waqooyi bari November 27, 2017, waxaa lagu dilay hal qof oo argigixiso ah”.

Daacish waxaa ay tartan kula jirtaa xarakada Al-shabaab, laakin ma heystaan magaalooyin magac leh, waxaana ku socota duqeyn Mareykanka ah iyo weerar ciidamada Puntland.

Todobaadkan Mareykanka waxaa sidoo kale sheegeen in 100 ku dileen duqeyn ay u geysteen Al-shabaab oo ka dhacday meel Muqdisho u jirta 200 KM dhanka waqooyi galbeed.

Celhuur.com