Wararkii ugu dambeeyey Dhexdhexaadinta Madaxda Galmudug

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa todobaadkan lugaha la gashay khilaaf siyaadeed, kadib markii Madaxweyne Xaaf taageeray isbaheysiga Sucuudiga. Khilaafka ayaa gaaray in xildhibaanada qaar sheegaan in ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale. Shalay Cadaado ayaa waxaa yimid xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka, waxaana ay kulamo isdaba joog la qaateen Madaxda Galmudug, kulamada oo waqti badan qaatay […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdigii uu hogaaminayey Abshir Bukhari oo la kulmay Madaxda Galmudug

Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado wafdi xildhibaano ah, oo uu hogaaminayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad aqalka sare Barlamaanka Soomaaliya Abshir Bukhaari. Wafdiga ayaa kulamo saxaafaddu dib joog ka aheyd la qaatay Madaxda Galmudug. Ugu horeyn wafdiga ayaa la kulmay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, iyagoo ka dhageystay xaaladda khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay Madaxda […]

Continue Reading

Deg Deg Wafdi uu Hugaaminayo Abshir Bukhaari Oo Cadaado Gaaray iyo Kulamo hada Socda

Goor dhow waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Gaaray Wafdi kasocda Dowladda Dhexe oo uu Hugaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari Wafdigaan oo ka kooban Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Degaanada Galmudug ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Cadaado kusoo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano […]

Continue Reading

Abshir Bukhaari iyo Wafdi uu hugaaminayo oo Cadaado ku wajahan

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug Waxaa maanta lagu wadaa inay gaaraan Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hor kacayo Gudoomiye Ku xigeenka koobaad ee Golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari kana kooban Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Galmudug. Xildhibaanadaan oo kala ah Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xildhibaan Sabir […]

Continue Reading

Xildhibaanada Galmudug oo xilkii ka Qaaday Xaaf

Xildhibaano Katirsan Barlamaanka dowlad goboleedka  Galmudug oo Caawa ku shiray Hotel Mansoor magaalada Cadaado ayaa  Xil ka Qaadis ku sameeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Axmed Yuusuf Ciyow oo Si KMG ah u Shir Gudoominayay kulanka Xildhibaanada ayaa Sheegay in 52 Xildhibaan ay Kalsoonida Kala Laabteen Madaxweyne Xaaf, halka 1 Xildhibaana uu Diiday, 2 […]

Continue Reading

Laurent Koscielny Oo Qaba In Alexis Sanchez Uu Diirada Saaro Kooxdiiisa

Daafaca Arsenal Laurent Koscielny ayaa taageeray Alexis Sanchez inuu ku soo laabto qaab ciyaareedkiisii ​​ugu fiicnaa, inkastoo uu ku sigtay xagaagan inuu ka tago Emirates Stadium. Ilaa iyo inta uu xirmayay suuqa kala iibsiga, Sanchez – oo heysta wax ka yar hal sano oo qandaraaskiisa ah – ayaa si aad ah loola xiriirinayay Manchester City […]

Continue Reading