Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furaya Saldhiga Ciidamada Turkiga

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomalaiya  ayaa furaya  Saldhigga ciidan  ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya. Saldhigan ayaa ah kan ugu weyn ay Turkigu ku leeyihiin qaaradda afrika.  waxaana maanta si wada jir ah u furi doonta  Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Ciidamada Milateriga Turkiga Gen. Halusi Akar oo dhawaan soo […]

Continue Reading

Cali Gacal ‘’ Xildhibaannadii Cadaado yimid dhaxdhaxaad kama aheyn khilaafka Galmudug

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug. ‘’Annaga markii aan is aragnay waxaa u sheegnay […]

Continue Reading

Cadaado: Maxaa ka cusub khilaafka Madaxda Sare Galmudug?

Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Sare dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray Meel sare, waxaana xildhibaanadii Xamar ka yimid ku guul dareysteen in ay xaliyaan khilaafka xargo goystay, Xildhibaanada Galmudug ayaa kala taageersan labada kooxood, waxaana shalay Magaalada Cadaado ku shiray Xildhibaanada ka soo horjeeda Madaxweyne Xaaf, iyagoo ku eedeeyey in Xildhibaanada Federaalka ah ee Cadaado ku […]

Continue Reading

Deg Deg:- Weerar Qarax ku bilowday oo Shabaab ay ku qaadeen Bariire

Wararka ka imaanaya degaanka Basriire oo Duleedka ka ah Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal Xoog leh oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab. Dagaalka ayaa Waabarigii hore ee Saakay Bilowday,waxaana Al-shabaab Weerarka ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda ay ku bilaabeen Weerar loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay […]

Continue Reading

Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay dalka (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafi uu Hoggaaminayo ayaa caawa kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, kadib markii  Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ay uga qeyb galeen Shirweynahii 72aad ee Golaha guud ee Qaramada midoobay. Ra’isul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka […]

Continue Reading

Marco Asensio Oo Qandaraas Cusub U Saxiixaayo Real Madrid

Real Madrid ayaa xaqiijisay in Marco Asensio uu qandaraaska u kordhin doono kooxda Bernabeu. Xiddiga reer Spain ayaa si aad ah u soo jiitay kooxda xilli ciyaareedkaan, ka dib markii uu bandhig fiican sameeyay  isagoo kahoos ciyaaraya macalin Zinedine Zidane xilli ciyaareedkii hore. Asensio ayaa u saxiixay kooxda reer Spain sannadkii 2014-£ 3.5milyan kooxda Mallorca, […]

Continue Reading

Bayern Munich Oo Xaqiijisay Inuu Ka Tagay Carlo Ancelotti

Bayern Munich ayaa xaqiijisay wararka sheegaya in ay shaqada ka ceyrisay tababare  Carlo Ancelotti. Horaantii maantai, ayaa la isla dhexmarayay mustaqbalka linka macTalyaaniga inuu ku jiro shaki weyn ka dib markii Bayern Munich ay guuldarro 3-0 ka soo gaartay kooxda Paris Saint-Germain xalay kulankii Champions League. Kooxda heysata horyaalka Bundesliga ayaa seddex dhibcood heshay seddex […]

Continue Reading

Dhexdhexaadintii Madaxda Galmudug oo fashilantay (War-Saxaafadeed)

Warsaxaafadeed ay goordhow soo saareen xildhibaanadii iyo senatoradii u yimid Cadaado Xalinta khilaafka Galmudug ayay ku cadeeyeen in ay fashilantay dhexdhexaadintii ay wadeen. Xildhibaanada ayaa cadeeyey in Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka ay si cad u diideen wada hadalka iyagoo ka shidaal qaadanaya Madaxtooyada Villa Somalia. Halkaan ka aqriso war murtiyeedka.

Continue Reading

Madaweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hor yimid go’aankii Madaxweyne Xaaf

Warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo nuqul ka mid ah soo gaaray warqabadka shabakadda Ceelhuur.com ayaa lagu sheegay in ay fasax yihiin duulimaadyada imaanayey deegaanada Galmudug, warqadan ayaa ka hor imaanaysa mid uu xalay soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo lagu joojiyey duulimaadyada ka imaanayey Muqdisho. Dhanka […]

Continue Reading

Madaxwayne Waare”Hirshabeelle Xitaa talo kuma lahayn Hadalkii Maamulada ee arinta Galmudug

Maamulka Hirshabeelle ayaa beeniyey inuu ku lug lahaa war-murtiyeed wadajir ahaa oo ay Madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ka soo saareen xaalada Galmudug. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxwayne Maxamed Cabdi Waare kana koobnaa sadex qodob ayaa si cad loogu sheegay in Hir-Shabeelle bari Ka tahay War-murtiyeedka Dowladda Federaalka lagu eedeeyay inay hurinayso Xiisda […]

Continue Reading