Dowladda Federaalka oo taageertay Xil ka qaadistii Xaaf

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageertay xilka qaadistii qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ku sameeyeen Madaxweyihii Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.

Warqad kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in dowladda federaalku ku baaqeyso in la taageero go’aankii ay gaareen Barlamaanka Galmudug. Hoos ka aqriso