Wayne Rooney Oo Rikoor Ka Sameeyay Xulka England
Wayne Rooney ayaa noqday ciyaaryahankii ugu safashada badnaa taariikhda xulka England. Kabtank Manchester United ayaa saftay kulankiisii 116aad ee England kulankii isreebreebka koobka adduunka ee ka dhanka ahaa Slovakia. Rooney waxa ku soo xiga David Beckham, oo ciyaaray 115 kulan Three Lions, laakiin weeraryahanka ayaa weli ka danbeeya Peter Shilton, kaasi oo ku guuleystay inuu 125 kulan […]
Continue Reading