Taageerayaasha Arsenal Oo Qaba In Nwankwo Kanu Uu Ka Wanaagsan Yahay Olivier Giroud

Ciyaaraha

Taageerayaasha Arsenal ayaa ku maadwystay weeraryahankooda Olivier Giroud kadib ciyaartii dhex martay halyeeyada AC Milan iyo Gunners ee garoonka Emirates Stadium.

Kanu ayaa ka mid ahaa magacyo dhowr ah oo matalayay xidigaha hore ugu soo ciyaaray Gunners ciyaartii maanta, isagoo durbaba shabaqa soo taabtay kadib cross uu  ka helay  Emmanuel Petit.

qaar ka mid ah taageerayaasha Arsenal ayaa qabaa in Olivier Giroud uu kaga wanaagsanaan lahaa Kanu hadii lagu soo daro kooxda haatan.

Untitled

Untid

 

Comments are closed.