Mohamed Hureyre Coordinates and Facilitates bulsho Project Workshop

Dhusamareb, Galmudug State – 20 June 2026 Mohamed Hureyre, Local Governance, Civic Engagement and Service Delivery Consultant at the Ministry of Interior of Galmudug State, played a key coordination and facilitation role in the official presentation and workshop on the Bulsho Project, held in Dhusamareb. The workshop was officially opened by the Minister of Interior, […]

Continue Reading

Mohamed Hureyre Leads District-Level Service Delivery Coordination Meeting in Adado

Adado, Galmudug State – –17-May-2026 Mohamed Hureyre, Local Governance, Civic Engagement and Service Delivery Consultant at the Galmudug Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, led and facilitated a District-Level Service Delivery Coordination Meeting held in Adado in collaboration with the Adado District Administration. The meeting was organized to strengthen coordination among government institutions and […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Magaalo Tag iyo Taariikh Leh W/Q: Col. Maxamed A. Koofi

Dhowaan ayaan safar dalxiis iyo barasho ah ku tagey magaalada Dhuusamareeb oo ah magaala madaxda Galmudug. Maalmo ka hor inta aanan tagin ayey magaaalada iyo deegaanada ku xeeranba ka curteen raxmad Eebe iyo roobabkii guga, waxayna durba dhirtu bannaanka dhigtey calafka iyo cagaarkeeda. Biyaha, dhagaxa iyo dhirta ayaa cirifyada isla gaarey, waxayna ishaadu qabaneysaa wax […]

Continue Reading

Madaxtooyada Galmudug oo ka hadashay dagaalkii Baxdo

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa qalabka sida, sida geesinimada leh oo ay saaka iskaga difaaceen weerarkii ay argagaxisadu kusoo qaaday degmada Baxdo.   Dowladda Galmudug ayaa ku ammaantay Ciidamada qalabka sida, maamulka iyo shacabka degmada Baxdo sida feejignaanta leh […]

Continue Reading

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “REER BAXDO, WAXAAD SAAKA CASHAR LAMA ILAAWAAN AH U DHIGTEEN ARGAGIXISADA IDIN SOO WEERARTAY.”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “REER BAXDO, WAXAAD SAAKA CASHAR LAMA ILAAWAAN AH U DHIGTEEN ARGAGIXISADA IDIN SOO WEERARTAY.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka degmada Baxdo ee Gobolka Galguduud sida naf-hurnimada leh oo ay isaga difaaceen argagixisada Alshabaab oo saaka weerar bahalnimo ah ku soo qaaday deegaankaas. . Madaxweynaha ayaa […]

Continue Reading

Daawo: Alshabaab oo 44 Askari looga dilay Baxdo

Kooxda Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, waxaana iska caabin xooggan kala horyimid ciidamada deegaanka iyo daraawiishta Galmudug. Dagaalka oo qaatay qiyaastii saddex saacadadood ayaa kooxda Alshabaab waxaa kasoo gaaray jab xooggan, waxaana tirada guud ee meydadka ay ka carareen gaarayaan 44 nin oo ay ku jiraan saraakiil ( […]

Continue Reading

Wadahadalka Bulshada kadib khilaafaadka Doorashada (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U heshiinta Dowladda Galmudug Ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug  ku qabatay kulan looga hadlayay Wacyi-gelinta Nabada iyo xalinta khilaafaadka ee ka dhashay doorashooyinka. Kulanka ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Bulshada qeybaheeda Kala duwan sida odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo qeeyba kala duwan ee bulashada. Wasaaradda Arimaha Gudaha […]

Continue Reading

MOWQIFKA DOWLADDA GALMUDUG

MOWQIFKA DOWLADDA GALMUDUG   Dhuusamareeb, Abriil 5, 2022:   Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah.   Dowladda Galmudug waxay ka xuntahay doorashooyinkii oo heer gebogebo ah maraya oo ay foodda inagu soo heyso dhaarintii Xildhibaanada labada aqal ee BFS, in la […]

Continue Reading