Warbixin: Xidigahee Laga Yaabaa Arsenal Inay Lasoo Saxiixato Ka Hor Dhamaadka Suuqa Kala Iibsiga?
Gunners ayaa ku bilaabatay si xun xilli ciyaareedkan cusub ee Premier League iyadoo keliya hal dhibic ka heshay labadii kulan ee ugu horeysay, waxaana la sheegay in ay baahi wayn u qabaan in kooxda kagu soo daro dhiig cusub. Arsenal waxa ay dabacsanaan buuxda ka haystaa weli difaaca, weerarka qadka dhexe iyo weerarka, waxaana jira xidigyo […]
Continue Reading