EPL:Imisa Ciyaartoy Oo Ay Soo Saartay Kooxdaada Ayey Haysataa? Naadige Horkacaysa?

Manchester United waxay haystaan in ka badan ciyaartoyda kasoo baxay akadeemiyada City ee iminka u ciyaara  laakiin Tottenham iyo Southampton ayaa hogaaminaya labaatanka Kooxood ee horyaalka Premier League ku dagaalamaya xili ciyaareedkan ee xidigo kasoo qalin jabiyay u ciyaaraan. halka Qaar ka mid ah kooxaha ugu sareeya horyaalka aysan haysan wax ka soo qalin jabiyay academiyadooda. Southampton waxa ay […]

Continue Reading

Weeraryahanka Kooxda Celtic Oo Sheegay In Naadigiisa Ay Natiijo Fiican Kala Soo Laaban Karaan Barcelona

Weeraryahanka Celtic Moussa Dembele ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay natiijo fiican ka heli karaan naadiga Barcelona kulanka wareega group-yada ee Champions League habeenka talaadada. Celtic ayaa Camp Nou aadaya  ka dib markii ay 5-1 kaga badiyeen kooxda Rangers isbuucaan, halka Barcelona 2-1 ku garaacday kooxda dhawaan galka ah ee Alaves gurigooda. Dembele ayaa hat-trick  ugu horeeyay […]

Continue Reading

Wax Walba Oo Uga Baahantahay In Aad Ka Ogaato Kulanka Manchester Derby

Kooxaha ku xifaaltama magaalada  Manchester ee United iyo City ayaa isaga hor imaan doona garoonka Old Trafford kulan ka tirsan horyaalka Premier League habeenka sabtida. labada naadi ayaa sameeyay xili ciyaareedkan ku bilaabasho fiican oo 100% ah, iyagoo dhamaan wada badiyay sedexdii kulan ee ugu horeysay horyaalka 2016/17. Manchester United Hull City 0 – 1 Man […]

Continue Reading

Loic Remy Oo Ku Soo Laabtay Chelsea

Loic Remy ayaa ku soo laabtay Chelsea kadib  sagaal maalmood  markii uu ku biiray Crystal Palace sababo la xiriira dhaawac muruqa ah. Palace ayaa xaqiijisay in 29-sano jirkaan oo ay ka saxiixatayy muddo hal xilli ciyaareed amaah ah uu haatan mari doono daaweyn kooxda caafimaadka Chelsea . weeraryahanka reer France ayaa ku maqnaan doono muddo dhaawacaan dhowr todobaad. […]

Continue Reading

Real Madrid iyo Atletico Madrid Oo Laga Ganaaxay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

  labada kooxood ee kala ah Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa laga mamnuucay  saxiixa ciyaaryahanda ee labada suuqa kala iibsi ee nasoo aadan. FIFA ayaa xayiraad saartay naadiyadan iyadoo lagu haysto diiwaangelinta  ciyaartoyda da’doodu ka yar tahay 18-ka sano. Oo hadda waxay taa ka dhigan tahay in labada koox ee  Real iyo Atletico aysan awoodin […]

Continue Reading

Xavi: "Riyad Mahrez waxa uu ku wanaagsan yahay Barcelona

Halyeeyga Barcelona Xavi ayaa sheegay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Leicester City Riyad Mahrez ay wanagsanaan laheyd inuu u ciyaaro kooxda reer Spain ee Barca. ciyaaryahanka reer Algeria ayaa loogu codeeyay xilli ciyaareedkii hore ciyaaryahanka sanadka ee PFA, waxaa lala xiriirinayay inuu xagaagan inuu ka tagayo King Power Stadium ka dib markii uu door muhiim ah ka […]

Continue Reading

Adrien Rabiot Oo Jecel In Mar Un Uu Ka Ciyaaro Horyaalka Premier League

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Adrien Rabiot ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay in uu maalin un ka ciyaaro horyaalka Premier League. 21-sano jirkaan ayaa ku qaatay muddo gaaban Manchester City sanadkii 2008 intii uu kuguda jiray xirfadiisa ciyaareed ee yaraantiisa, xidiga reer France ayaa sheegay in uu “runtii jeclaa” waqtigiisii England. Rabiot […]

Continue Reading