Wayne Rooney Oo Rikoor Ka Sameeyay Xulka England

Ciyaaraha

NICE, FRANCE - JUNE 27:  Wayne Rooney of England reacts during the UEFA EURO 2016 round of 16 match between England and Iceland at Allianz Riviera Stadium on June 27, 2016 in Nice, France.  (Photo by Dan Mullan/Getty Images)

Wayne Rooney ayaa noqday ciyaaryahankii  ugu safashada badnaa  taariikhda xulka England.

Kabtank Manchester United ayaa saftay kulankiisii 116aad ee England kulankii isreebreebka koobka adduunka ee ka dhanka ahaa Slovakia.

Rooney  waxa ku soo xiga David Beckham, oo ciyaaray 115 kulan Three Lions, laakiin weeraryahanka ayaa weli ka danbeeya Peter Shilton, kaasi oo ku guuleystay inuu 125 kulan u saftay England.

30-sano jirkaan ayaa kusoo  bilowday kulankii Slovakia ee macalinka cusub Sam Allardyce.

Comments are closed.