Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo Dhamaystiran

Ciyaaraha

isku aadka wareega group-yada Champions League xili ciyaareedka  2016/17 ayaa la soo saaray waxaana durbadiiba kasoo  baxay kulama adag kuwaas oo xanbaarsan xamaasad gaar ah.

Group A: Paris Saint-Germain , Arsenal , Basel , Ludogorets Razgrad

Group B: Benfica , Napoli , Dynamo Kyiv , Besiktas

Group C: Barcelona , Manchester City , Borussia Mönchengladbach, Celtic

Group D: Bayern München , Atlético Madrid , PSV Eindhoven , Rostov

Group E: CSKA Moskva , Bayer Leverkusen , Tottenham Hotspur , Monaco

Group F: Real Madrid , Borussia Dortmund, CP Sporting , Legia Warszawa

Group G: Leicester City , Porto , Club Brugge , FC København

Group H : Juventus , Sevilla , Lyon (FRA), Dinamo Zagreb

 

Comments are closed.