Mesut Ozil : "Jack Wilshere Waxa uu Doonayay Maaliyada No.10-aad Ee Arsenal"

Ciyaaraha

37DDA37C00000578-0-image-a-50_1472918102836

Mesut Ozil ayaa sheegay in uu doonayoJack Wilshere in uu qaato maaliyada numberka 10-aad ee Arsenal ka dib markii uu isaga tagay kooxda .

Ku guuleystihii koobka aduunka  ayaa indhihiisii waxa ay aqabteen Wilshere oo si amaah ah ugu biiraya kooxda Bournemouth maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga.

Xiddiga reer England ayaa soo wajahay caqabad ah helitaanka booskiisa joogtada ah naadiga ka dhisan waqooyiga London taasi oo  sabab ua ah imaanshiyaha Granit Xhaka.

Ozil ayaa haatan xirto lambarka 11 ee kooxda Emirates, laakiin waxa uu aaminsan yahay in uu u qalmo lambarkaas islamarkaana uu ku habboonyahay booskiisa.

27-sano jirkan ayaa ku biiray Gunners xili uu kasoo tagay Real Madrid xagaagii 2013 lacag dhan £ 42.5 .