Home » Archives by category » WAXBARASHADA (Page 2)

Daawo: Dhismaha cusub Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Share This Post

Dhismaha cusub ee jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq ayaa xarigga laga jaray, dhismaha jaamacadan ayaa waxaa iska kaashaday dadka deegaanka iyo hay’adda SSF, wuxuuna ka mid ahaa 4 mashruuc oo lagu hormarinayey deegaanada Galmudug oo kala ahaa : Balaarinta dhismaha isbitaalka Cadaado Dhismaha Jaamacadda Galgaduud ee magaalada Cabudwaaq. Dhismaha garoonka…

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo hakisay Wadashaqeyntii Wasaaradda Waxbarashada Federaalka

Share This Post

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegtay in ay hakisay xiriirkii shaqo ee kala dhaxeeyey Wasaaradda Waxbarshada Dowlad Federaalka. Warsaxaafadeedkaan ayaa lagu sheegay in Wasaaradda waxbarashada Federaalku ay faraha kula jirto shaqadii wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada. Dowlad Federaalka iyo beesha caalamka ayaa wali ku dhagan nidaamka…

Sawirro: 223 Arday oo ka Qalinjabiyey Dugsiga Cumar Alfaaruuq Cadaado

Share This Post

Munaasabad ay ku qalinjabinayeen 223 arday oo dhameystay Waxbarshada Dugsiga Sare iyo Dhexe ee Dugsiga Cumar Alfaaruuq ayaa lagu qabtay xarunta kafaalo magaalada Cadaado. Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Madaxda Iftiin, waalidiin, Arday iyo marti sharaf kale. 109 Arday oo ah Dufcadii 4-aad ayaa ka qalinjabiyey Dugsiga Sare…

Aqriso: Jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Sare Dalka

Share This Post

Wasaaradda Waxbarashada dowlada Federaalka ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka. Jadwalkaan ayaa dhigaya in 20 bishaan uu dhammaan goobaha waxbarshada ka bilaabanayo imtixaan mideysan dugsiyada sare, waana sanadkii saddexaad oo ay wasaaradu ku guuleysato in ay qaado imtixaan mideysan iyadoo kaashanaysa wasaarada waxbarashada dowlad goboleedyada.…

Sawirro: Dufcadii 1-aad oo ka Qalinjabisay Dugsiga Sare Godinlabe

Share This Post

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayey dufcadii koowaad ee ka qalinjabisay dugsiga sare Godinlabe ayaa lagu qabtay Godinlabe. Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Cismaan Dheere, Xildhibaan Xasan Cascaseey, agaasimihii hore iftiin Maxamed Dhagacade, Agaasimaha iftiin Maxamuud ilkacase, maamulaha iskoolka Maxamed Xaaji Xuseen,…

Sawirro: Imtixaanada Shahaadiga oo ka bilowday Deegaanada Galmudug

Share This Post

Dhammaan dugsiyada waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta 6 Maajo ka bilowday imtixaanada Shahaadiga ah Sare iyo dhexe. Sidoo kale Sabtiga soo socda 13 Maajo ayaa la filayaa in imtixaanka fasalada kale bilowdaan, jadwalkaan ayaa ka dhaqangalay dhammaan dugsiyada waxbarashada Galmudug. Imtixaankaan ayaa ah kii lagu soo afmeerayey sanad…

Dowladda oo ku dhawaaqday xilliga la galayo imtixaanka Dugsiyada Sare

Share This Post

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Dahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Imtixaanka Shihaadiga ah ee dugsiga Sare uu bilaaban doono 20  May Bisha ee sanadkaan. Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in imtixaanka uu ka bilaaban doono gobolka Banaadir , Hirshabeelle, Jubbaland…

Sawirro: Dhismaha Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Share This Post

Munaasabadan Furo Wareejina Dhismaha Jaamacada Galgaduud oo qayb ka ahaa Mashruca Tabar wadaag oo uu NGO Hopel ka hirgaliyay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kasocotay Maamulka Demada Caabudwaaq ,Wasiir kuxigeenka waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug  Abshir Cabdi Shiiqow,Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Galgaduud Cabdulaahi Colaad ,Madaxa Waxbarashada Degamda Xasan Axmed Diiriye agaasimayaal iyo…

Sawirro: Tartan aqooneedka Dugsiga Hoose/Dhexe Cumar Alfaaruuq oo la soo gabangabeeyey

Share This Post

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cumar Alfaaruuq ee magaalada Cadaado ayaa lagu soo gabangabeeyey tartan aqooneedka sanad dugsiyeedkan 2016/2017, waxaana ugu dambeyn ku tartamay Fasalada Sideedaad Iyo Lixaad Waxaana Guuleystay Sideedaad, waxaana Tartankan  Socday Mudo Ka Badan Todobo Bilood. Munaasabadda gabangabeynta tartankan ayaa waxaa Furay Madaxa Waxbarashada Degmada Cadaado Mudane Xasan Calas Qaareey, Waxaa Intii…

SAWIRO:Munaasibad lagu soo dhaweynayey madaxda iftiin oo cadaado lagu qabtay

Share This Post

Cismaan Macalin Xassan Geelle waxaa uu kamid yahay aas aasayaashii mu,asasada hormarinta waxbarashada iftiin waxay gobolada dhexe ee dalka ay kuleedahay 9aal iskool(Sagaal iskool) oo ay iyadu gacanta kuhayso islamrkaana ay maamusho. Maanta ayaa garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka galmudug waxaa ka soo dagay…

Page 2 of 41234