Sawiro:Madax ka socotay safaarada soomaliya ee uganda oo ka qayb galay xaflada qalin jabinta jaamacada victoria

Xaflada qalin jabinta jaamacada victoria ee dalka uganda ayaa maanta lagu qabtay caasimada kampala Xafladaan waxaa ku qalin jabinayay arday ka kala timid dalal badan oo africa ah. Xafladaan oo ay ku qalin jabinayeen boqolaal arday ayaa waxaa soomali ka ahaa hal wiil oo ka qalin jabiyay kulyada caafimaadka. Axmad siciid yuusuf oo ah u […]

Continue Reading

200 Macalin oo Tababar looga Furay Muqdisho (Sawirro)

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay tababarka tababarayaasha Macallimiinta Qaraanka. Tababarka ayaa loo furay ku dhowaad 200 bare oo loogu tala galay in ay sii tababaraan Macallimiinta Iskuullada ku yaalla Gobalka Banaadir . Tababarka barayaashan oo socon doona mudo 10 Maalmood ah ayaa waxaa bixin doona aqoonyahanno qibrad dheer  […]

Continue Reading

W. Waxbarashada oo Amartay hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-8

Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa lagu faray ay bahda waxbarshad Dalku qaataan manjahka Cusub ee dhawaan la diyaariyay. Qoraalka ayaa lagu yiri dhammaan bahwadaagta waxbarshada Dugisyada iyo Dalladaha waa in ay u diyaargaroobaan hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-aad illaa […]

Continue Reading

Daawo : Wasiir Goodax Barre oo ka hadlay imtixaanka Dugsiyada Sare

Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay kormeer ku tageen Xarumaha qaar ee uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare eek u yaalla Magalada Muqdisho. Wasiirka oo ay wehlinayaan taliyeyaal Ciidan ayaa waxaa ay indha-indheyn ku tageen Xarumaha uu ka socdo Imtixaanka,waxaana uu Ardayda kula dardaaarmay […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Barre oo raalli galin siiyey Puntland

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raalin galin ka bixiyey hadal uu shalay ka sheegay magaalada Jowhar. Wasiir Goodax ayaa Puntland ka raali galiyey hadal uu shalay sheegay, kaas oo ah inuu fashilmay imtixaankii dugsiyada Puntland. Ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Madaxweynaha Puntland Saciid Deni uu khadka taleefanka kula xariiray […]

Continue Reading

Daawo: Imtixaanka Fasalka 8aad oo ka bilowday deegaanada Galmudug

Wasaaradda Waxbrashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa markii ugu horeysay sanadkan qaadaysa imtixaanka mideysan ee Fasalka 8aad Dugsiga Dhexe. ilaa 14 Goobood ayaa maanta 18/05/2019 uu ka bilowday imtixaanka, waxaana u fadhiistay arday gaaraysa 2240 arday. imtixaankan ayaa ka dhacaya dhammaan deegaanada Galmudug maamusho. Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa si […]

Continue Reading

Booliska oo xiray Ninkii bixiyey Qishka Imtixaanka Dugsiga Sare

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta kusoo dhigeen nin ay ku sheegeen inuu yahay qofkii sida khiyaanada ahayd u bixiyay macluumaadkii Imtixaanka dugsiga sare ee Soomaaliya. Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, oo ah taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in ay baaritaanno […]

Continue Reading

Eng. Yariisow oo Fal-danbiyeed ku tilmaamay Imtixaanka la xaday

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo dadkii ka danbeeyey ku tilmaamay in Imtixaankii Dugsiyada Sare la xado oo suuqa la geliyo. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Xeer Illaalinta Qaranka iyo Hay’adaha Baarista Dambiyada ee Booliiska in si deg-deg […]

Continue Reading

Juxa oo si kulul ugu jawaabay Goodax Barre

Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Abdi Faarax Siciid Juxa ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre. Fariintii Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo uga digay Ardayda Soomaaliyeed ee imtixaanka ka qeyb-galaysa in loo adeegsado siyaasadaha ku saleysan qalalaasaha. Jawaabta Juxa “Wasiir Godax, Faraha kala bax waxbarashada Puntland. Wasiir […]

Continue Reading

Wasiir Goodax oo Sheegay waqtiga uu dhacayo Imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka. “Maanta laga bilaabo wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya waxay go’aan ku […]

Continue Reading