Home » Archives by category » WAXBARASHADA (Page 3)

Sawirro: Ardayda SIMAD-Cadaado oo Qurxinaya Xarunta Jaamacadda

Share This Post

Ardayda dhigata Jaamacadda SIMAD faraceeda Cadaado ayaa wado olole sare loogu qaadayo bilicda xarunta jaamacadda. Olalahan ayaa isugu jira dhireynta xarunta jaamacadda, birta Calanka iyo qoraalo lagu xardhay darbiyada jaamacadda. Ardayda jaamacadda SIMAD Cadaado ayaan dhawaan doortay guddiga ardayda oo loo soo gaabiyo ASOS, waxa ayna gudoomiye u doortay Aadan…

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Magacowday Guddiga Imitixaanaadka

Share This Post

Wasaaradda Waxbarasadda Waxbarashad iyo barbaarinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa magacowday guddigga madaxa banaan ee imitixaanada fasaladda sideedaadka, Guddigan ayaa ka kooban 5 xubnood, waxaana munaasabad ka dhacay magaalada Cadaado lagu shaaciyey Magacyada guddigan. Agaasimaha Wasaaradda Axmed Nuur ayaa u aqriyey saxaafadda warqaddan oo ka soo baxday wasaaaradda Waxbarashada, waxaana Madashada…

Hoggaamiya yaasha berri ayaa halkaan wax ku barta

Share This Post

Markii uu billowday dagaal kii u dhexeeyey Suudanta waqooyi iyo tan konfureed ee ay dagaan Suudaaniyiinta aan Muslimka ahayn sanad kii 1983 illaa 2005, ahaana dagaalki 2-aad ugu weynaa Suudaan, oo ay ku naf waayeen 2 Milyan oo ruux, kuna barakaceen 5 milyan oo kale, ugu dambeyna sababay iney Koonfurta…

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo

Share This Post

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo BISMIALLAH, Arday walba waxa u jecelyahay inuu si wanaagsan uga gudbo fasal walba e u dhiganayo asago maada walba ka keensanaya dhibcaha ugu wanaagsan ee laga heli karo maadadaas. Iyadoo wax walba nasiib yihiin hadana arrinkaas waxa u ubaahanyahay inaad u wajahdo…

Sidee ku dooran lahayd kulliyada aad rabto marka aad dhamayso dugsiga sare?

Share This Post

Sidee ku dooran lahayd kulliyada aad rabto marka aad dhamayso dugsi sare? Sanad walba waxaa ka soo qalin jabiya arday badan dugsiyada sare kuwaa oo dhibaata ka qabsato sidii ay ugu biiri lahaayeen kuliyadda ku haboon isla markaasna uu Ardaygu raaxa ku dareemi karo marka uu dhiganayo fasalka. Sida inbadanba…

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka.

Share This Post

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka Waa marwalba iska dhaca inta badan in marka Imtixaan lagaaro u yimaado walwal ku yimaada ardayga arrinkaas oo sababi kara in u diyaar garowga Imtixaanka uu hoos u dhaco. Waxyaabaha walwalkaan keena waxaa ugu horeeya ama ugu wayn liidashada hab waxbarasheedka…

Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Degmada Godinlabe (Sawirro)

Share This Post

Magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda olole sare loogu qaadayo heerka ardada ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah. Ololahan oo ay fulinayaan Gudiga Iskuulada deegaanka Godinlabe iyo maamulka Mu’asasada waxbarashada ee Iftiin ayaa la doonayaa in sare loogu qaado tirada carruurta ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah.…

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray kuliyadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda (Sawirro)

Share This Post

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda Jaamacadda Ummadda, waana kuliyaddii uu madaxweynuhu ka Qalin-jabiyey, madaxweynaha waxaa wehliyey Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda, Wasiirka Waxbarashada iyo Duqa Muqdisho iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka. Munaasabadda, waxaa sidoo kale lagu soo dhoweynayey Ardeyda Kuliyadahaas…

Daawo: Cadaado oo lagu soo bandhigay Silsiladda Buugaagta FARMAAL

Share This Post

C/raxmaan Cadaawe qoraaga silsilada buugaagta Farmaal ayaa dhawaan ku soo bandhigay, waxaana goobta ka soo qeybgalay masuuliyiin iyo bahda waxbarshada Galmudug, waxaana arintaan aad ugu riyaaqay dadkii ka soo qeybgalay. Silsilada Buugaagta Farmaal 1,2,3,4 ayaa ka hadlay Naxwaha iyo higgaada Afsoomaaliga, sheekooyin xiiso leh, gabayo iyo suugaana kale, waxaana dadweynuhu…

Sawirro: Dufcaddii 16-aad oo maanta ka qalin jebisay Jaamacada Muqdisho

Share This Post

Dufcaddii 16-aad ee Arday oo Jaamacadda Muqdisho ka Qalin-jabiya, ayaa maanta Xaflad loogu sameeyay Muqdisho, taasoo ay ka Qayb-galeen maamulka, macallimiinta hawl-wadeennada kale ee Jaamacada, Waalidiin, Arday iyo marti-sharaf kale. Guddoomiyaha Guddiga sare ee Jaamacadda Muqdisho, Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyow) oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri. “Maanta xafladdaan aan…

Page 3 of 41234