Amisom oo weerar jid gal ah kala kulantay Al-shabaab
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo AMISOM ah lagu weeraray deegaanka Garas-Deelle oo qiyaastii 3km dhinaca Koofur ka xiga degmada Balcad. Weerarkan oo isugu jirey mid miino ah iyo weerar toos ah ayaa la sheegay in lagu gubay baabuur nooca dagaalka ah […]
Continue Reading