Bixinta Baasaboorka soomaaliga ah oo mudo Asbuuc ah la hakiyay
War ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo toddobaad ah la hakiyay bixinta Baasaboorka Soomaaliga ah guud ahaan dalka. Bixinta Baasaboorka ayaa la joojin doonaa laga bilaabo 14ka bishan September iyadoo dib loo bilaabayo 21ka bishan. Hay’adda Socdaalka ayaa sheegtay in sababaha loo hakinayo ay tahay arrimo farsamo. “Arrimo […]
Continue Reading