Sawirro: Booqashadii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee Deegaanka Bitaale
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed xaashi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay booqday deegaanka Bitaale oo qiyaastii 50km kagabeegan dhanka waqooyi bari magaalada Galkacyo ee Gobolka mudug. Madaxweynaha ayaa ukuurgalay xalada Nololeed ee deegaankaas, iyadoona bulshada halkaas kunool ay siweyn u soodhaweyeen wafdigii madaxweynaha Bulshada ayaa kawaramay baahiyaha deegaanka sida waxbarshada , […]
Continue Reading