Daalnaye Maxaa Inoo Dan Ah?

Waxaan joognaa qarnigii kow iyo labaatanaad, waa waqti dunidu horey u tilaabsatay oo inta dayaxa la tagay meeraayasha ka baxsan koonkeena tartan loogu jiro sidii guryo looga dhisan lahaa. Waa qarni dhankastoo la eegaba bulshada caalamku horey u mareen, hadey noqoto caafimaadka, cilmiga, dhaqaalaha iyo guud ahaan nidaamka nololeed ee bani’aadamka. Hase ahaatee, qarnigan la […]

Continue Reading

Wasaaradda Diinta Somaliland oo joojisay Showgii Nasteexo Indho Hargeysa

Showgii ay magaalada Hargeysa ku dhigi lahayd fanaanada Nasteexo Maxamuud Warsame (Nasteexo Indho) ayaa la joojiyey ,kadib markii ay xalay ciidamada Booliska Somaliland la wareegeen hotelkii ay fanaanadaasi ku dhigi lahayd showgaasi. Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa showgaasi joojisay,iyada oo wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay sababta ay Fanaanada […]

Continue Reading

Imaam Masaajid oo lagu dilay dalka Maraykanka (Sawirro)

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in nin hubeysan uu madaxa ka toogtay Iimaamka iyo saaxibkiisa, kadib markii ay ka soo baxeen salaadii casir, Nin u dhashay Bangladesh oo Iimaam ka ahayaa lagu magacaabaa Maulana Akonjee oo 55 jir ah, iyo saaxibkiis oo lagu magacaabo Thara Uddin oo isna 64 sano jir ah, waxayna labadana xirnaayeen khamiis xilliga […]

Continue Reading

Faahfaahin dagaal ka dhacay duleedka Godinlabe

Ciidanka Nabad sugidda ayaa barqanimadii maanta dagaal ku qaaday koox maleeshiyo isbaaro dhigatay duleedka Godinlabe oo 30 km koofur uga beegan degmada Cadaado. Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyo hubeysani xalay jidgooyo dhigteen halkaasi, ciidankuna ay sidaas ku weerareen markii ay diideen in ay ka soo wareegaan,  waxaana maleeshiyadan soo abaabulay ganacsade deyn ku lahaa […]

Continue Reading

Faahfaahin: Ciidamada Danab iyo Nabad suggida oo howlgal qorsheysan ka fuliyey duleedka Galkacyo

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo kuwa Nabad suggidda Galmudug ayaa xalay Howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaan lagu magacaabo xaar xaar  duleedka Koofureed Magaalada Galkacyo . Ilo xog-ogaal ah ayaa ceelhuur.net u xaqiijiyey in Weerarkan  dhacay Xalay saqdii dhexe, waxaana ciidanku beegsanayeen gaari Toyota Landcruiser ah oo uu lahaa Sarkaal ka tirsan […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Hormarka Dekada Magaalada Muqdisho

Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay is bedelo cusub, kaasoo ka qeyb qaadan doona bilicda Dekeda iyo inay la mid noqoto Dekedaha caalamiga ah. Dib u dhiska lagu soo kordhiyay Dekeda ayaa ka mid ah darbiyo dhaadheer oo laga hirgeliyay dhamaan xeyndaabka Dekeda iyo albaab cusub oo loogu tala galay in lagula […]

Continue Reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo Saraakiil Tababar u soo xiray (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jirey Saraakiil, Saraakiil xigeen, Ciidamadda Booliska Dableyda iyo Injineero, waxana tababarku soconayay muddo 5 bilood ah, kaas oo bixinayeen Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub. Waxyaabaha tababarkan lagu siiyey […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda Dalka oo Cadaado ka furmay

Shirka wadatashiga Haweenka Soomaaliyeed oo lagu doonaayo xaqiijinta 30% ka qeybgalka Haweenka Siyaasada Dalka Doorashada 2016 ayaa maanta ka furmay Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka Galmudug iyo Ururka SWLI (Somali Women Leadership Initiative), waxaana ka soo qeybgalay Qaar ka mid ah wasiirada Galmdug, Xubno ka […]

Continue Reading

Sawirro: Saxiixa Mataanaynta Bosaso iyo Minneapolis

Waxaa shalay lagu saxiixay Magaaladda Minneapolis Xarunta looga Taliyo ee City Hall – Heshiis lagu Mataaneynayo Magaalooyinka Minneapolis iyo Boosaaso, Waxaana saxiixay labada Duq Magaalo, Betsy Hodges iyo Inj. Yaasiin Mire Maxamuud. Magaalooyinkan ayaa waxaa la mataaneeyay bishii Oktoobar ee Sannadkii 2014-kii, intaas wixii ka dambeeyay waa markii ugu horreysay oo ay labada duq magaalo […]

Continue Reading

Hogaamiyihii IS ee dalalka Afganistan iyo Pakistan oo duqeyn lagu dilay

Hoggaamiyaha IS ee dalalka Afghanistan iyo Pakistan Hafiz Saeed Khan oo ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay 26 July 2016 Gobolka Nangarhar ee bariga dalka Afghanistanay weerarkan oo ay fulisay diyaarad Drone ah. Mareykanka ayaa jimcihii shalay sheegay in weerar cusub oo ay fulisay diyaarad Drone ah 26-kii bishii July ay aamisan yihiin in […]

Continue Reading