Sawirro: Dhismaha Wadada Dr. Kadare magaalada Muqdisho

Dhismahada wadada Mariino oo hadda loo bixiyey wadada Dr. Kadare ayaa meel fiican maraysan, waxaana bilowday in laami la saaro. Shirkadda Kulmiye Service ayaa fulinaysa dhismaha wadadan waxaana maalgalinaya maamulka gobolka Benaadir. Wadadaan ayaa 4 Feberaayo waxaa dhagaxdhigay gudoomiya gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Jimcaale, waxaana wadadaan isku xirtaa degmooyinka Cabdi Casiis iyo Kaaraan. […]

Continue Reading

Salaad roob doon oo laga oogay Muqdisho (Sawirro)

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Owqaafta C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa maanta Dadweyne Badan Salaada Roob doon ah kula dukaday Banaanka hore ee Masaajidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdiaho. Sidoo kale Dukashada Salaada […]

Continue Reading

Xog hoose : Liiska Golaha Wasiirada Cusub

Xogta Hoose Ee La Helay Golaha Wasiirada DFS Liiska Gollaha Wasiirada Beesha Hawiye 1. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ahna RW ku xigeen Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal , Harti , Obokar ) 2. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid ( Xawadle ) 3. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/xakiin Macallin Axmed ( Habargidir […]

Continue Reading

Xogta iyo Sawirka Ninkii isku Qarxiyey Kismaayo

Shalay ayaa nin dhalinyaro ah isku qarxiyey magaalada Kismaayo, Ninkaas ayaa qarxiyey suun qarax oo dhexda ugu xirnaa, kadib ay joojiyeen ciidamada amniga. Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigay macluumaadka ninkaan, magaciisa ayey ku sheegeen Cabdiraxmaan Cabdulaahi Jilac ( Baashaal ) waxa uu ku dhashay Magaalada Kismaayo 1990, Hooyadii waxaa lagu magacaabaa […]

Continue Reading

Maymuun: Geesiyaddii Mustaqbalka

Maymuun: Geesiyaddii Mustaqbalka Kuwani waa Maymuun Nuur Axmed iyo walaalkeed oo ay xambaarsan tahay, ma hubo in wiilka yari uu og yahay waxyaabaha naxdinta leh ee sidii badweyn uga hugmaya qalbiga walaashiis Maymuun. Maymuun waa 9 jir, waxay goobjoog u ahayd geerida hooyadeed iyo aabbaheed oo kala dambeeyay todobaadyo qura. Sida warbaahintu ay sheegtay 3 […]

Continue Reading

Nin Xaaskiisa ku gowracay magaalada Guriceel

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa sheegayaan in Saaka nin ka mid ah dadka kunool Guriceel in uu Gowracay Xaaskiisa. Ninka Falkaasi Naxdinta Badan geystay waxaa lagu Magacaabaa Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ,waxaana uu bireeyay Xaaskiiska oo u dhashay 7 Carruur ah. Ninka ayaa la sheegay in Madaxa looga jiray. […]

Continue Reading