2 Nin oo lagu dilay deegaanka Qeydaro gobolka Mudug

Koox hubeysan ayaa galabta gaari Qaad siday ku rasaaseeyey deegaanka Qeydaro gobolka Mudug, waxaana shaqaaqadaas ku geeriyooday darwalkii gaari iyo ninkale oo la socday gaari. Sidoo kale weerarkan waxaa ku dhaawacmay qof kale, gaari la xabadeeyey ayaa ka tagay degmada Cadaado, waxa uuna ku sii jeeday degmada Hobyo. Dableyda dilka geysatay ayaa horey u qaatay […]

Continue Reading

Sawirro: Isbitaal laga hergaliyay deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug

Guddoomiyaha Hay’adda Horumarinta Mudug (MDO) Prof. Cabdirisaaq Axmed Dalmar, Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ee gobolka Mudug, dhaqaatiir, xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa booqday degaanka Bandiiradley, iyagoo xariga ka jaray dhismaha Isbitaal cusub oo degaankaas laga hirgeliyey kaasoo si bilaash ah ugu adeegi doona bulshada degaanka. Isbitaalkan oo dhismihiisu […]

Continue Reading

Cadaado: Dahabshiil Group oo Deeq gaarsiiyey 200 Qoys (Sawirro)

Deeq ay bixisay shirkadda Dahabshiil Group ayaa maanta la gaarsiiyey qoysas ku nool magaalada Cadaado, deeqdan oo loo wakiishay guddiga abaarahada degmada Cadaado ayaa la waxaa ka faa’iideystay 200 qoys. Xarunta kafaalo ayaa lagu qeybiyey deeqdaan, waxaana maalmahaan dambe dadaal badan wadan guddiga gurmadaka abaaraha degmada Cadaado, iyagoo qeylo dhaan gaarsiiyey shirkada iyo bulshada ku […]

Continue Reading

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE….. W/Q: Cilmi Nuurre

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE Ugu horayn hadaad beer jilicsan tahay ama aad leedahay cudurada macaanka,dhiig karka iyo cholesterol ama aadba isfiilato qabto ha aqrin maqaalkaan. Halkani waa Muqdhisho caasimada Soomaaliya waa magaallo ay ku soo hirtaan ku dhawaad 30 milyan oo qof marka ay maqlaana xusuustaan jawi macaan iyo qaninimo iyo waliba qaran,waa goor barqo ah […]

Continue Reading

Sawirro: Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo dalka ka masaafurisay 2 Nin oo Kenyaati ah

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafirisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Qeybta Dabagalka ayaa gacanta ku soo dhigay labadan nin waxana manta dib loogu celiyay Dalka Kenya. Hay’adda ayaa labadan nin ka mamnuucday in mar dambe […]

Continue Reading

Golaha wasiirada cusub oo saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono

Ilo ku dhow dhow Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa xaqiijinaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya. Sida ay sheegayaan warar ay heshay ceelhuur.com Salaada Maqrib kaddib ayaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Wasiirada cusub. Munaasabad kooban oo ka dhici doonta Xarunta Madaxtooyada ayaa laga shaacin doonaa […]

Continue Reading