Wasiirka arimaha Dibadda Britain oo Muqdisho soo gaaray

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Wasiirka arimaha Dibadda Britain Boris Johnson ayaa saaka safar aan horey loo shaacin   ku yimid caasimada Soomaaliya magaalada Muqdisho.

FB_IMG_1489562271404

Ujeedada Safar Mr. Johnson  ayaa lagu sheegay in uu la xariirto Abaaraha daran ee ka jira dalkeena Soomaaliya iyo sidoo kale Shirka Bisha May lagu qaban doono Magaalada London.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wasiirka kula kulamaya Garoonka Aadan Cadde.

Dowladda Ingiriiska ayaa xoojisay Xiriirka ay lala leedahay dowladda Soomaaliya Sanadyadii lasoo dhaafay.

Britain ayaa safka kaga dowladaha daneynaya inay gacanta ku dhigaan kheyraadka dalkeena.