Sawirro: Maxkamadda Ciidamada oo Xukuno ku riday rag loo heystay qaraxii suuqa beerta
Xukun kama dambeys ayey Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabaka Sida ka gaartay eedeysanayaashii loo heystay weerarkii dadka badani ay ku dhinteen ee ka dhacay suuqa beerta ee degmada Waabar ee gobalka Banaadir sida uu saakay ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute:- (Taariikhdu ahayd 12/03/2017 […]
Continue Reading