Qarax ka dhacay meel ku dhow Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga

Kolonyo gaadiid ah oo ay lahaayeen ciidamada AMISOM marayay meel ku dhow Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa qarax loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso lagu weeraray iyadoo qasaare uu ka dhashay qaraxaas. Hal askari oo ka tirsan ciidamada xoogga ayaa ku dhintey dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha gaaray […]

Continue Reading

Xog:Saldigyada Ciidan ee Imaaradka oo Caqabad ku ah Amniga Somalia

Hay’ad arimaha xaquuqda aadamaha u dooda oo magaceda loosoo gaabiyo Ifrid fadhigeeduna yahay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa dalbatay in la xiro dhaman saldhigyada dowladda Isku taga Imaaradka Carabta ay ku leedahay Somalia waxaana hay’adu ay tilmaamtay in ay handadayaan amniga iyo xasiloonida gobolka. Bayaan ay hay’adaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo War kasoo saaray Falkii lagu weeraray Guriga senator Cabdi Qaybdiid

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Barta Twitterka uu ku leeyahay ayuu Madaxweyne Farmaajo soo dhigey in uu amar siiyay taliyaha ciidamada xoogga dalka General Cabdiweli Jaamac Gorod, cid walba […]

Continue Reading

Faa-Faahin Wararkii ugu Dambeeyay Guriga Sen Cabdi Qaybdiid oo la weeraray

Wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan ciidamo gudaha u galay baaritaano ka sameeyay mid ka mid ah guryaha uu Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegaya in ay ahaayeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Imaaraadka Carabta oo saldhigyo ku leh magaalada Muqdisho. Senator Cabdi Qeybdiid ayaa ka hadlay ciidamada galay hoygiisa waxana uu sheegay in ay burbur […]

Continue Reading

Shir ka dhan ah Maamulka Farmaajo oo ka socda Dubai!

Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan ayaa ka socda magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay maalmihii la soo dhaafay ku qul qulayeen Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Madaxda qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka. Shirarka iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda Dubai ayaa waxaa hoggaaminaya Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid […]

Continue Reading

NUSOj iyo CPJ oo Cambaareeyay Xarigga Wariye Shaashaa.

Maamulka Hirshabeelle waxaa Maalintii Sadexaad u Xiran oo Xabsiga Magaalada Jowhar ku Jira Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo ah Agaasimaha Radio City fm iyo Wakiilka RTN-TV ee Xarunta Hirshabeelle. Amarka lagu  xiray Wariye Shaashaa waxaa lagu sheegay inuu Toos uga yimid Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare mana jirto wili Cid Si Rasmi ah u […]

Continue Reading

Gaari nooca raaxadda oo lagu duqeeyay duleedka deegaanka Xaawa Cabdi

Gaari nooca raaxadda ah oo maraayay duleedka deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa xalay fiidkii lagu duqeeyay deegaankaasi. Duqeyntan ayaa la sheegay in lala eegtay gaari nooca raxada ah oo ku soo socday dhanka magaalada Muqdisho, wuxuuna maraayey Tuulada Maracadde oo ay maamulaan Al-shabaab una dhaxeysa deegaannada Cadow Dibille iyo Xaawo Cabdi, iyadoo […]

Continue Reading