Ciidamo watay gaadiid dagaal oo Degmada Wanlaweyn xalay ku dilay nin Nabadoon ahaa
Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa xalay lagu dilay Nabadoon Maxamed Cabdi oo ku magacdheeraa Macallin Jeelle. Maxamed Cumar oo uu adeer u yahay Nabadoonka la dilay islamarkaana xilliga la dilaayay goobjoog u ahaa ayaa xaqiijiyay in Ciidamo watay Gaari Cabdi bile ah sidoo kalena tuuteysan ay Nabaddoonka gurigiisa ugu galeen kuna dhex dileen. […]
Continue Reading