Muqdisho:Dab gaystay Burbur Hantiyadeed oo ka kacay Degmada Wadajir

Uncategorized Wararka Maanta

Dab geestay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay Guri ku yaala xaafadda Kaawa-godey ee degmada Wadajir, waxa uuna ku sii fiday xaafado kale.

Goob joogayaal ayaa warbaahibta u xaqiijiyay in dabka uu saameeyay ilaa 3 Guri oo kale waxa uuna ka kacay Xaafadda Kaaba godey ee dhinaca Degmada Wadajir.

Dad shacab ah ayaa la sheegay in ay ku hanta beeleyn dabkaasi,waxaana sidoo kale la sheegay in ay ku bur burtay hanti kale.

Ilaa hadda lama oga waxa sababay dambka balse mar dambe oo maanta ah ayaa la sheegay in lagu guuleestay daminta dabkaasi.