Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Talyaaniga. Madaxweynaha iyo madaxda dalka Talyaaniga ayaa ka wada hadli doona dib u xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Sidoo kale, labada dhinac […]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Dood Wadaag U Dhaxaysa Dowladda Iyo Ganacsatada Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay dood wadaag u dhaxaysa ganacsatada iyo Dowladda oo looga hadlayay qorshaha xilliga dhaw iyo waqtiga fog ee dowlada Soomaaliyeed ay ka leedahay kobcinta ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka, ayaa sheegay in laga doonayo ka qayb galayaasha shirku in ay aad uga doodaan qaybaha muhiimka […]

Continue Reading

Congress-Ka Mareykanka Oo Qorsheynaya In Xayiraada Laga Qaado Xijaabka

Xildhibaannada ka socda Xisbiga Dimuqraadiga ee Dalka Mareykanka ayaa wada olole ay ku doonayaan in lagu qaado mamnuucidda saaran xijaabka iyo waxyaabaha kale ee qarin kara madaxa qofka ka mid ah Golaha aqalka hoose ee  Mareykanka. Xeerka mamnuucaya xirashada agabyadaas ayaa waxaa uu aqalka hoos e ee Mareykanka meel mariyay sanadkii 1837dii,waxaana hadda la doonayaa […]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Xalay Kormeer Ugu Tagay Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Xoogga Dalka (Dhageyso)

Si Looga Mira Dhaliyo Hiigsiga Fog Iyo Kan Dhaw Ee Xasilinta Amniga Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Ayaa Dawladda Soomaaliya Waxa Ay Diyaarisay Ciidamo Boolis Ah Oo Lagu Fulinayo Xasiinta Muqdisho Kuwaas Oo Haatan Tababar Uga Socda Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Soomaaliya. Wasiirka Koobaad Ee dalka Ahna Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay safiirka Maraykanka

‪Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto. Danjiraha sucub mudane Yamamoto ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka uga mahadceliyey ka guddoomidda waraaqaha aqoonsiga, isaga oo sheegay in dowladda Maraykanku ay Soomaaliya ka caawin doonto dhinacyada horumarka, amniga, dhaqaalaha […]

Continue Reading

IGAD Oo Xallineysa Khilaafka Dawladda Soomaaliya Iyo Dawlad Goboleedyada

Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in ay dhex dhexaadinayaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ka jira Soomaaliya. Madaxa amniga iyo nabadda Midowga Afrika Ismacil Sariigu ayaa sheegay in khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada uu dib u dhac ku yahay Soomaaliya. Mr Ismaaciil, ayaa sheegay in ay […]

Continue Reading

Daacish Oo U Hanjabtay Dagaallamayaasha Al-shabaab

Wargeyska Al  Naba ee ku hadla afka Ururka Daacish ayaa lagu daabacay qoraal markii ugu horresay si rasmi ah looga hadlayo dagaalka u dhaxeeya  Daacish iyo Al-shabaab. Al Naba,waxaa ay daabacday xubno hore oo ka goostay Al-shabaab kuna biiray Daacish,kuwaas oo ay markii dambe dileen Al-shabaab. Qoraalka ayaa lagu yiri “ waxaan diiwaangelinay dambiyada ka […]

Continue Reading

Ciidamada Ahlu Sunna iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Galgaduud

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday fariisin ciidanka Alshabaab ku lahaayeen deegaanka Goolo goonle oo qiyaastii 80 km koofur uga beegan degmada Guriceel gobolka Galgaduud. ciidanka Alshabaab ayaa xalay saqdhexe soo galay deegaanka kadib markii ay ka war heleen ciidamada Ahlu sunna oo ku wajahnaa deegaankaas. Dagaalka oo waqti kooban socday ayaa […]

Continue Reading