Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada Jubbaland. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladahii u danbeeyay ee dalka gaar ahaan Jubbaland iyadoo wasaarada Amnigana laga dhagaystay xaaladaha amniga. Wasaarada Arimaha gudaha ayaa ka warbixisay qaybinta xeerka lagu dhisayo gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo […]
Continue Reading