Dabley Afduub ka geystay gudaha Dalka Kenya
Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in xalay fiidkii ay koox ku hubaysan qoryaha AK 47 weerar ku qaadeen xarunta ganacsiga ee Chakama oo ku taala count-ga Kilifi, oo 80 km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Milindi. Kooxda weerarka soo qaaday ayaa rasaas aan kala sooc lahayn ku furay dadkii goobta joogay, iyagoo shan qof dhaawacay. […]
Continue Reading