Ciidamada Amaanka Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Gabar Ayeydeed Ku Sumeysay Duleedka Kismaayo
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka ay qabteen Gabar ay sheegeen in ay sun siisay Ayeydeed. Hay’adaha Dambi baarista Maamulka Jubbaland ayaa Sheegay In Gabadha da’adeeda Ay Tahay 15-Sano jir, laguna Magacaabo Naciimo bashiir. Waxa ay sheegeen in falkaan ay Xalay fiidkii ka geysatay […]
Continue Reading