Madaxweynaha Eritrea Oo Booqanaya Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago dalka ay deriska yihiin ee Jabuuti oo ah dal ay muddo dheer ka dhaxeyso xurguf dhinaca dhulka ah. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu ku sheegay in Isaias Afwerki uu booqanayo Jabuuti sida ugu […]
Continue Reading