Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka horyimid kala diristii guddiga Maaliyadda
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa gudoomiyaha baarlamaanka kaga hor yimid kala diristii guddiga maaliyada ee golaha Shacabka. Gudoomiyaha ayaa faray Guddiga Maaliyada in ay sii wataan howshii loo igmaday ayna qalad aheyd kala diristooda sifada loo maray. Guddiga Maaliyada ayaa horaan waxaa in […]
Continue Reading