Khasaare ka dhashay Qarax Gaari oo Saaka ka dhacay Muqdisho
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari kaarib,isla markaana waxa uu ku qarxay Isgoyska Saybinayo,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa intaasi waxa ay […]
Continue Reading