Ciidanka Badda oo maanta dabaal degaya Sanad guurada 54-aad
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Daahir aadan Cilmi Indhaqarhse ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo dabaal degaya Sanad guurada 54-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidankaasi oo ah 10-02-1965-kii. “Waxaan u Hambalyeynayaa Admiraalada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed […]
Continue Reading