Cadaado Way foolaneysaa… W/Q: Maxamed Dhagacade
Cadaado Way foolaneysaa… W/Q: Maxamed Dhagacade Khilaafka Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa wali ka taagan magaalada Cadaado, Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Barlamaanka iyo gudoomiye ku xigeenka 2-aad ayaa ku xaniban Madaxtooyada Cadaado muddo ka badan saddex todobaad. Xildhibaanada ayaa u kala jaban laba garab, garabka Madaxtooyada iyo garabka Hotel Mansuur. Madaxda sare Dowladda federaalka ayaa […]
Continue Reading