Madaxweyne Xaaf oo ka qeybgalaya Shirka Madasha Qaran

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil katirsan Madaxtooyada Galmudug Waxaa la filayaa in beri uu magaalada Muqdisho u safro Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Mr. Ducaale ayaa ka qeybgali doona shirka Madasha Hoggaanka Qaran ee beri ka furmaya caasimadda dalka, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlin doona wasiiro iyo xildhibaano. Arintan ayaa timid […]

Continue Reading

Maxkamadda Sare Dalka oo dib u dhigtay dhageysiga Dacwadii Madaxda Galmudug

Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta 25 Oktoobar la filayey in ay guda gasho dacwad ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen ku sheegeen in dib loo dhigay dacwadii ka dhaxaysay Madaxda Sare Galmudug. Qoraalka Maxamaddda ayaa u qornaa sida :” MAXKAMADDA SARE EE DALKA  WAXAY DIB U DHIGTAY […]

Continue Reading

XAALKA GALMUDUG SOW UMA EKA KU QABSO KU QADI MEYSIDE

XAALKA GALMUDUG SOW UMA EKA KU QABSO KU QADI MEYSIDE Qormadaa waxaa rabaa in aan uga hadlo Xiisada Siyaasadeed ee haatan ka taagan maamulka Galmudug Sidaa darteed Loolanka u Dhaxeeya Madaxweynaha GalMudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Ninka Damaca uga jira Kursigaas Axmed Shariif bal aan Dib u qooraansano Taariikhdiisa ninka la yiraahdo Shariif waxa […]

Continue Reading

Dacwad ka dhan ah Madaxwayne Xaaf oo la gaarsiiyay Maxkamadda Sare ee Dalka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Xareed Cali Xareed ayaa dacwad looga furay Maxkamadda sare ee dalka, iyadoo loo qabtay maalinta berri oo taariikhda ku beegan 25 October inay ka soo qeyb galaan dhageysiga dacwada laga gudbiyay. Warqad qoraal ah oo ay soo saartay Maxkamadda sare ee dalka […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Jowhar

Waxaa goordhow gaaray magaalada Jowhar caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Jowhar, waxaa loo galbiyey gudaha magaalada. Madaxweyne Xaaf ayaa ka qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha Hirshabeelle. Mr. Xaaf ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiiro, xildhibaano iyo baratakoolka Madaxweynaha, Sidoo kale […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo maanta tagaya Jowhar

Waxaa la filayaa inuu magaalada Cadaado ka ambabaxaan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, wafdigan ayaa ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Qabanqaabadii ugu dambeysay ee ambabaxa wafdiga Madaxweynaha ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado, waana safarkii labaad ee Axmed Ducaale Aado kadib soo […]

Continue Reading

Wareysi: Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo wareysi siiyey idaacada Codka gobolada dhexe magaalada Cadaado ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan Madaxda Galmudug, sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay colaadda kasoo cusboonaatay gobolka Mudug.

Continue Reading