Galmudug oo Warbaahinta Cadaado ku amartay inaysan tabin warar aysan ogayn Madaxtooyadu

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug kuna socota Warbaahinta kala duwan ee ka howlgasha Deegaanada Maamulkaas ayaa lagu amray inaysan Warbaahintu tabin warar lid ku ah Maamulka Galmudug Wariyaasha ka howlgala Cadaadoo oo maanta looga yeeray Xarunta Madaxtooyada oo laga hadlay arimo badan ayaa ugu danbaytii gacanta laga galiyay Amarkaan. Tilaabbadaan ayaa laga la […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Magaalada Cadaado.

Jawiga magaalada Cadaado ayaa caawa dagan, waxaana ciidamada amniga oo feejignaan dheeri ah ka muuqato lagu arkayaa goobaha muhiimka ah magaalada. Sidoo kale ganacsade Liibaan Shuluq oo ay maanta xireen Ciidamada amnigu ayaa Caawa ku hoyanaya saldhigga booliska degmada Cadaado. Liibaan ayaa maanta lagu xiray garoonka diyaaradaha Cadaado, isagoo ka yimid magaalada Muqdisho, waxaana ilo […]

Continue Reading

Ciidamada Galmudug oo xiray Ganacsade Liibaan Shuluq

Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa goordhow garoonka diyaaradaha Cadaado ku xiray Ganacsade Liibaan Shuluq, ganacsadahaan ayaa ka yimid magaalada Muqdisho. wuxuu ahaa gacanta midig ee siyaasi Axmed Shariif Cali Hilowle oo dowladda federaalka ah usoo wakiilatay inuu xilka ka tuuro Madaxweynaha Galmudug. Ganacsade Liibaan ayaa ahaa ninka xildhibaanadii riday Xaaf u qeybiyey lacagta, isagoo […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Xaaf ayaa gaaray Magaalada Kismaayo Xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Jubbaland, Mr. Ducaale iyo wafdigii la socday ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Kismaayo. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyey dhigiisa Axmed Ducaale. Qeybaha Bulshada oo ruxaya calanka Galmudug iyo sawirka […]

Continue Reading

Roobka Dayrta oo ka curtay deegaanada Galmudug

Roobka dayrta ayaa ka curtay qaar ka mid ah deegaanada Galmudug, waxaana deegaanada Galmudug labadii sano ugu dambeysay ka jiray abaar daran. xoola dhaqata ayaa xoolahooda ula hayaamay deeganada Somaliland, Puntland iyo gobolka Hiiraan. Dadka xooluhu ka dhamaadeen ayaa soo galayey magaalooyinka waaweyn, xerooyin barakac ayaa ka sameysmay duleedada magaalooyinka. Shalay galab iyo xalay waxaa […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo u ambabaxay Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf  ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Cadaado, wafdigan ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo oo la filayo inuu maanta ka furmo shirka dowlad goboleedyada. Madaxweyne Axmed Ducaale waxaa safarkiisa ku wehliya wasiiro iyo xildhibaano, waa safarkii ugu horeeyey ee uu aado Madaxweynuhu tan iyo bilowgii […]

Continue Reading

Daawo: Heego_Forum oo qabtay dood ku saabsan Dastuurka KMG Soomaaliya

Madasha Heego ayaa xalay qabatay dood wadaag loo hadlayey Dastuurka Kumeelgaarka Soomaaliya, doodaan ayaa marti ku ahaa Wasiirkii Hore Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali (Cismaan Dheere). Dooda ayaa waxaa Daadihinayey  Maxamed Dhagacade oo ka mid ah Madaxda Heego Forum. Wasiir Cismaan ayaa Jaamacadda Ummadda ka bartay Siyaasadda, sidoo kale wuxuu soo […]

Continue Reading