Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cadaado, Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Wasiiro iyo xildhibaano. Waxaana si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Cadaado. halkaan ka daawo muuqaalka imaatinka Madaxweynaha. la wadaag saaxiibadaa.
FG: Si aad u hesho muuqaalo qurxoon oo deegaanada Galmudug Subcribe dheh Youtube – keena. Mahadsanid.