Wasiir ku xigeenka Maaliyadda DFS oo Mashruuc ka dhagaxdhigay Bandiiradley (Sawirro)
Wasiir ku xiggeenka wasaaradda Maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane C/llaahi sheekh Cali Qaloocoow Iyo wasiiru dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka Gobolka mudug, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay xarunta maamulka deegaanka Bandiiradleey iyo xarunta garsoorka deegaankaasi. Wasii C/llaahi, ayaa sheegay in mashruucaan laga […]
Continue Reading