Home » Wararka Galmudug » Daawo Video: Mucaawinada Turkiga oo lagu iibinayo Cadaado Date :November 12, 2017 Author :admin

Daawo Video: Mucaawinada Turkiga oo lagu iibinayo Cadaado

Halkaan hoose ka daawo Muuqaal si sir ah uga soo duubnay Mucaawinada Turkiga oo lagu iibinayo Suuqyada Cadaado, sidoo Muuqaalka waxaa ku jira Raashinkii oo jawaanada laga badalayo… waa deeqdii saddexaad oo la musuqmaasuqay.. fadlan la wadaag saaxiibadaa..

884 total views, 4 views today

Aragtidaada ka dhiibo