Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Xildhibaanada DFS ee Galmudug laga soo doorto
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa caawa kulan la qaatay ku dhawaad 20 xildhibaanada oo ka tirsan labada aqal Barlamaanka Federaalka ee laga soo doortay deegaanada Galmudug, kulanka looga ayaa diirada lagu saaray xal u helida Khilaafka sii daba dheeraaday ee Madaxda Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in wax iska badalay aysan […]
Continue Reading