Home » Wararka Galmudug » Video: Wasiir ku xigeenka Gashandhiga oo soo gaaray Cadaado Date :November 11, 2017 Author :admin

Video: Wasiir ku xigeenka Gashandhiga oo soo gaaray Cadaado

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi saraakiil ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeel gaarka ah Galmudug. Wafdigan ayaa booqday xeryaha ciidamada xoogga dalka duleedka Cadaado.

Guutada 1-aad ee Qeybta 21-aad ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saldhiga ugu weyn ku leh magaalada Cadaado, Waxaana masuuliyiintaan u kuurgalayaan baahiyaha ciidamada iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa Guluf ka dhanka ururka Alshabaab. halkaan ka daawo.

773 total views, 2 views today

Aragtidaada ka dhiibo