Home » Ciyaaraha » Akhriso: Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha dowlad goboleedyada Date :December 5, 2017 Author :admin

Akhriso: Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha dowlad goboleedyada

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo bandhigay  Isku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada, ciyaarahan oo la filayey inay sanadkaan lagu qabto Kismaayo ayaa loo wareejiyey magaalada Muqdisho oo sanadkii labaad martigalinaysa ciyaarahan.  isku aadka ayaa la dhigay wareegga koowaad laba Group.

GROUP A: Banaadir, Galmudug iyo Jubbaland
GROUP B: Hirshabeelle, Puntland iyo Koofur Galbeed

956 total views, 3 views today

Aragtidaada ka dhiibo