Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Kulan lagu Nabadeyno Galkacyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Taliyaha Xoogda dalka , Taliyaha ciidamada Puntland ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo culamaa’udiinka kasoo jeeda gobolka mudug waxa ayna kala hadleyn sidii loo soo afjari lahaa colaadaha kusoo laalaabtay Galkacyo, Iyo in la furo wadooyinka Xiran. Madaxweynaha ayaa Bulshada Galkacyo kula dardaarmay in ay aan loo […]

Continue Reading

Akhriso: Beesha Cadaado oo go’aan ka soo saartay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunno

Goordhow waxaa warqabadka shabakadda ceelhuur.com soo gaaray war-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaanada barlamaanka Galmudug ku matala beesha Cadaado. Xildhibaanadan ayaa ka soo horjeestay heshiiskii ay dhawaan gaareen Galmudug iyo Ahlu sunno, iyagoo ku tilmaamay sadbursi iyo dib u dhac Galmudug. halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka.

Continue Reading

Sawiro: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Taliyaha Xoogga Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka Jen.Cabdiwali jaamac Gorod ayaa maanta waxa ay kulamo la qaateen saraakiil ka tirsan UN iyo AU  oo tababatayey qayb ka mid ah ciidamado isku dhafka ah magaalada Galkacyo. Madaxweynaha Galmudug oo dardaaran u jeediyay ciidamada isku dhafka ah ayaa yiri”ma dooneyno in […]

Continue Reading

Sawirro: NUSOJ oo tababar ka furtay Cadaado- Galmudug

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ayaa maanta magaalada Cadaado xarunta ku meelgaarka ah Galmudug ka furay tababar soconaya laba maalmood, waxaana tababarkaan ka faa’iideysana qaar ka mid ah wariyayaasha ka howlgala deeganada Galmudug, Gudoomiyaha NUSOJ Maahir Jaamac Aadan iyo xubno la socda ayaa shalay soo gaaray Cadaado. Tababarka ayaa waxaa furay wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan […]

Continue Reading

Cabdi Samad Macalin Maxamud oo loo magacaabay……

Siyaasi Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa loo magacaabay Madaxa wadahadalada Galmudug, Warqad ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in Cabdisamad uu Madax ka yahay geedi socodka dhameystirka heshiiska ay gaareen Galmudug iyo Ahlu sunna. Cabdisamad ayaa xilka haynaya ilaa ay si dhab u midoobaan labada Maamul, isagoo xariirin doona Beesha caalamka, […]

Continue Reading

Xogtii ugu dambeysay Siyaasadda Galmudug

Siyaasadda Galmudug ayaa waxaa beryahan xiiso gaar ah u yeelay heshiiskii ay arbacadii hore Muqdisho ku kala saxiixdeen Galmudug iyo Ahlu sunna, heshiiskaan inta badan dadku ka dhursugaan dhaqangalkiisa. Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ayaa si guud u soo dhaweeyey. kadib Waxaa shalay Cadaado ku soo laabtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, Madaxweyne ku xigeenka, iyo masuuliyiin kale. […]

Continue Reading

Madaxweyne Tiiceey oo dib u helay Xoriyadiisa

Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa dib u helay xoriyadiisa sida ay inoo xaqiijiyeen ilo ku dhow, Tiicey ayaa muddo afar sano ah ku xirnaa dalka Biljam, Waxaana maxkamadda dalkaasi ugu sareysa cadeysay inaan lagu heynin wax dambi ah xornimadiisana la siiyo. October 2013 ayey aheyd markii Madaxweyne Tiicey iyo […]

Continue Reading

Xaaf Ducaale Xariguu hayo Xoolo kuma Jiraan (Qormo kooban)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa dhawaan heshiis la galay Maamulka Ahlu sunna gobolada Dhexe, Heshiiskaan ayaa soo maray heerar kala duwan, waxaana labada dhinac fadhiyo ku yeesheen Nairobi, Jabuuti iyo Muqdisho. Ahlu sunna oo ka mid ahayd saddexdii garab ee wax ka dhistay Galmudug 2015 ayaa xiligaas qaatay xildhibaano, wasiiro iyo Jagooyin […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf”Awooddaha wa la qaybiyay waa ku waygii!

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Hadal ka jeediyay Munaasabaddii ay Heshiiska ku saxiideen Galmudug iyo Ahlsunna ayaa Midaynta Galmudug iyo Ahlusunna Guul ku tilmaamay.Madaxwayne Xaaf ayaa sheegay in Arintaani taagnayd 7dii-sano ee u danbaysay waxuuna u mahad celiyay Dhamaan cid kasta oo ka qayb qaadatay arintaan Xaaf oo Hadalkiisa sii wata […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunno

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goordhow heshiis ka kooban 14 qodob ku saxiixay xarunta Madaxtooyada Qaranka Magaalada Muqdisho. Madasha heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad gobleedyada, Safiiro iyo masuulyiin kale. heshiiska ayaa u qornaa […]

Continue Reading