Shirkii Xaaf iyo Reer Cadaado oo fashil ku dhamaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo shalay soo gaaray Cadaado ayaa saaka kulan la qaatay waxgaradka iyo Nabadoonada Cadaado, oo tabasho ka qabay heshiiskii lala galay Ahlu sunno. Shir Saacado qaatay oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa fashil ku soo dhamaaday. kadib markii laba dhinac isku fahmi waayeen qodobo xasaasi ah. Bulshada Cadaado […]

Continue Reading

Daawo Video: Madaxda Galmudug oo dib ugu soo laabtay Cadaado

Madaxweynaha Dowlad goboleed Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, Gudoomiyha Barlamaanka Cali Gacal iyo masuuliyiin kale. Ciidan iyo qeybaha Bulshada ayaa soo dhaweeyey. halkaan hoose ka daawo muuqaalka soo dhaweynta. Share […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Maanta imaanaya Cadaado

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta imaanaya magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah. Xaaf oo muddooyinkan ku maqnaa magaalada Muqdisho ayaa Cadaado u imaanaya diyaargarowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa booqan doona 5 magaalo oo ka tirsan deegaanada Galmudug, […]

Continue Reading

Sawirro: Sahanka Mashruuca dhismaha Garoomada iyo wadooyinka Galmudug oo bilowday

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gadiidka cirka iyo dhulka dowlad goboleedka Galmudug Cabdulaahi Cali Maxamed ayaa gaaray degmada Hobyo, waxaana wasiirka safarkiisa ku wehliya Xildhibaan Xasan Cabdullaahi Cascaseey iyo injineero sahminaya mashruuca dhismaha garoomada iyo wadooyinka Galmudug. Injineerada ayaa safarkoodka ka soo bilaabay Magaalada Guriceel, iyagoo maray Dhuusamareeb, Cadaado, Galkacyo iyo Hobyo, waxaana la filayaa in […]

Continue Reading