Akhriso: Ahlu Sunno oo Amarro Adag duldhigtay Dadka imaanaya Dhuusamareeb

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Maamulka Ahlu Sunno ee ka arimaya magaalada Dhuusamareeb ayaa ammaro adag dul dhigay dadka imaanaya iyo kuwa nool magaaladaas. Nuqul ka mid ah Ogeysiis uu soo saaray guddiga amniga Ahlu sunno oo ay heshay ceelhuur.com ayaa u qornaa sidan: