Daawo Video: Madaxda Galmudug oo dib ugu soo laabtay Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad goboleed Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, Gudoomiyha Barlamaanka Cali Gacal iyo masuuliyiin kale. Ciidan iyo qeybaha Bulshada ayaa soo dhaweeyey.

halkaan hoose ka daawo muuqaalka soo dhaweynta.

Share garee