Dhageyso: Galmudug oo Canshuur ku soo rogtay Qaadka
Wasiirka Maaliyadda dowlad goboleedka Galmdug Siciid Siyaad oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay canshuur ka qaadayaan qaadka la keeno deegaanada Galmudug, wasiirka ayaa intaa ku daray in 2.5$ ay ka qaadayaan 1 kiilo. isagoo 7 maalmood u qabtay in ay isku diiwaan galiyaan ganacsatada Qaadka keena. Wuxuu sidoo kale sheegay in waqtiga loo […]
Continue Reading