Daawo: Cadaado oo lagu soo bandhigay Silsiladda Buugaagta FARMAAL

C/raxmaan Cadaawe qoraaga silsilada buugaagta Farmaal ayaa dhawaan ku soo bandhigay, waxaana goobta ka soo qeybgalay masuuliyiin iyo bahda waxbarshada Galmudug, waxaana arintaan aad ugu riyaaqay dadkii ka soo qeybgalay. Silsilada Buugaagta Farmaal 1,2,3,4 ayaa ka hadlay Naxwaha iyo higgaada Afsoomaaliga, sheekooyin xiiso leh, gabayo iyo suugaana kale, waxaana dadweynuhu iibsadeen buugaagta goobta lagu soo […]

Continue Reading

Daawo: Barnaamij Gaar Ah oo Lagu Falaqeeyay Colaadda Gaalkacyo

Jimce wanaagsan kusoo dhawaada barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyey colaada magaalada Galkacyo, waxaana doodan ka qeyb galay wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Mudane Cismaan Maxamed Cali iyo Xildhibaan Shariif Arwaax, waxaana doodan qabatay Warbaahinta Dhaxdhaxaad, Wariye Cumar Xasan Dhoore ayaa dooda u qeybinaya labada masuul, hadaba daawasho wacan.

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiiradda UK (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Abdikariim Xusen Guleed ayaa Kulan La qaatay Safiirada Wadanka ingriiska ufadhisa Soomaliya Ms Harriet Matthews. Kulanka Safiirada iyo madaxweynaha ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin Colaada Galkacayo Waxaana Safiirada dalka Ingiriiska ufadhisa Soomaliya Harriet Matthews Ay ka codsatay Madaxweyne Guleed in Si Sharuud la’aan ah loo joojiyo […]

Continue Reading

150 kamid ah Booliska Galmudug oo la barayo sugidda amniga doorashada (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Cadaado looga furay 150 ka mid booliska dowlad goboleedka Galmudug aqoon kororsi ku saabsan habka suggidda amniga doorashada, waxa uuna soconayaa muddo saddex maalmood ah. Tababarkaan ayaa waxaa bixinayaa saraakiil ka tirsan booliska AMISOM, waana markii ugu horeysay oo aqoon korarsi nuucaan ah loo qabto booliska ka qeybgalaya suggidda amniga doorashada. Casharada […]

Continue Reading

Galmudug iyo AMISOM oo ka shiray sugidda Amniga doorashada (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada saraakiil ka socota howlgalka Amisom. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay saraakiil ka tirsan xogga dalka iyo NISA, kullankan ayaa looga hadlay istaraatiijiyadda sugidda amniga doorashada oo ay marti galinayso magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee […]

Continue Reading

Daawo: Jaaliyadda Galmudug ee UK oo isbitaal ka dhisay Degmada Camaara

Waxaa maalinamadii shalay xarigga laga jaray isbitaal ay ka dhiseen jaaliyadda UK ee ka soo jeeda Galmudug degmada Camaara, waxaan furitaanka ka qeyb galay xildhibaano Galmudug, xubno ka socday Jaaliyada UK, agaasimaha isbtiaalka Cadaado, Qurbo joog iyo madax kale. Dadweynaha degmada Camaara ayaa si diiran u soo dhaweeyey Madaxda booqatay, waxaana xaflad balaaran ay ku […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqorkii hore ee Dalka Qatar (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa Tacsi Udiray Boqorkii  hore ee dalka Qatar Hamad bin khalifa Al THani oo dhawaan geeriyooday. Madaxweyne Guleed oo Booqsho Ku tagay Xarunta Safaarada Qatar ee Magaalada Muqdisho Ayaa la kulmay  Ku simaha Safiirka Qatar Hassan Hamza,  wax uuna shacabka iyo dowlada Qatar uga tacsiyeeyey geerida Boqorka, […]

Continue Reading

Daawo: Galmudug oo soo bandhigtay Maxaabiis ay Sheegeen in ay ku qabteen dagaalkii Galkacyo

Saraakiisha ciidamada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay ku soo bandhigay Magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug 3 nin oo ay ku sheegeen in ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay Magaalada Galkacyo. Raggan la qabtay oo saxaafadda loo soo bandhigay ayaa laba ka mid ah diideen in ay hadlaan, halka mid ka mid ah ka sheekeeyey halkii […]

Continue Reading

Aqriso;Magacyada xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay gud-baarlamaanka galmudug

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Galmudug ayaa maanta mooshin ka gudbiyay gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug mudane Cali Gacal Casir iyagoona ku eedeey inuu is hor taagayo la xisaabtanka  xukuumada. Xildhibaanadaan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa waxaa ay sheegeen in ay mooshin ka gudbiyeen gudoomiyaha baarlamaanka galmudug isla markana mooshinkaasi uu xildhibaanada ka qabtay gudoomiye ku […]

Continue Reading