Gudoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Gacal Casir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xiran yahay kalfadhiga 2-aad ee Baralamaanka Galmudug, xildhibaanadu ay fasax galayaan, waxaana kalfadhiga 3-aad furmi doonaa 5 janaayo 2016.
Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.